Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Ra'iisul Wasaare Xamse oo xilkii la wareegay

Ra'iisul Wasaarihii hore Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xaflad loo qabtay xil wareejinta si rasmiya ugu wareejiyey xilka Ra'iisul Wasaaraha cusub Mudane Xamse Cabdi Barre.

PM Hamse with former PM Rooble

Source: Madar

Munaasabada xilwareejina oo ay masuuliinta dowlada qaar kamida  kasoo qayb galeen ayaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee XFS  Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu xilkii si rasmiya ugu wareejiyey Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.

Munaasabada Xil wareejinta ayaa labada Ra’iisul Wasaare ka hadleen, iyadoo RW Xamse uu mahad celin uu utabiyey RW Maxamed Xuseen Rooble, iyo dhamaanba Ra’iisul Wasaarayaashii hore, isagoo sheegay qaarkood in ay duruufa adag kusoo shaqeeyeen.


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now