SKIP TO MAIN CONTENT

Raysul Wasaare cusub oo looga dhawaaqay Soomaaliya

RW Rooble
Source: Villa Somalia

1 min read

Published


Skip to article content

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Md. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u mgacaabya Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Rooble ayaa baddali doona Xasan Cali Kheyre oo xilka uu baarlaamku ka qaaday bishii July.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada dalka ayaa lagu sheegay in "Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Raiisul Wasaare Rooble In uu deg-deg ku soo dhiso Xukuumad tayo leh oo dalka horseedda in ay ka dhaqan geilso doorasho."

Magaacabidda ayaa  imaaneysa iyadoo isla maanta  aya madaxda dawlad goboleedyada iyo kuwa federalku isku raaceen qaabka doorashada dalku u dhici doonto.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now