SKIP TO MAIN CONTENT

Reports Trump asked Morrison to help with Mueller investigation

Scott Morrison and Donald Trump
Scott Morrison told Mr Trump Australia was ready to assist in any investigation. Source: AAP

1 min read

Published


Skip to article content

Madaxweynaha Maraykanka ayaa lagusoo waramayaa inuu ka codsaday Ra'iisul Wasaare Scott Morrison inuu ka caawiyo cida ka danabaysa baaritaanka uu waday Robert Mueller oo baarayay faragalin la sheegay inuu Ruushku ku sameeyay doorashadii Maraykanka ee 2016 taasoo Madaxweynaha iyo dad ku dhawdhaw faraha lagu fiiqay.

Jaraaidka New Yor Times ayaa kusoo waramaya in Madaxweyne Trump uu wacay Mr Morrison uuna ka codsaday inuu caawiyo xeer ilaaliyaha guud ee Maraykanka William Barr oo isna baariayay Rober Mueller.

Xafiiska RW Morrison ayaa xaqiijiyay inay isaga iyo Madaxweynuhu wadahadleen isagoo sheegay inuu markasta ku faraxsan yahay inuu caawiyo Maraykanka markii loo baahdo.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now