Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Roger Federer oo ku guulaystay koobka Australian Open.

Roger Federer oo ku guulaystay koobkii Australian Open.

Roger Federer of Switzerland is seen with the mens trophy.
Roger Federer has won his 20th major singles title at the Australian Open. (AAP) Source: AAP

Roger Federer, oo ah ciyaaryahanka tenniska ee u dhashay wadanka Switzerland, ayaa ku guulaystay koobkii ciyaaraha tenniska ee Australian Open.

Guushan ayaa Roger Federer ka dhigaysa in uu noqday ninkii oogu horeeyay ee ciyaaraha tenniska raga ee qof-iyo-qofka ah, oo 20 mar ku guulaysta.

Fiidnimadaii Axada (28/01/2018) ayaa Roger Federr  waxa uu la dheelay ciyaartii gabagabada koobka Australian Open-ka, ciyaaryahanka  Croatian-ka ah Marin Cilic, isagoo kaga reeyay shan wareeg 6 – 2,  6 – 7,  6 – 3, 3 – 6,  6-1.

Roger, ayaa sheegay guushan uu hantay in ay tahay riyadiisii uu qabay oo xaqiiqoowday.

 


1 min read

Published

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now