Saameynta Qaadashada Dhalashada Australia

Qaadashada Dhalashada Australia oo la'adkeeyey Yey Saameynkartaa ?

Qaadashada Dhalashada Australia oo la'adkeeyey Yey Saameynkartaa ? Source: AAP

Dawlada Australia Ayaa ku dhawaaqday in aad loo adkeeyey qaadashada dhalashada wadankan Australia gaar ahaan dadka muhaajiriinta ah ee dalka usoo hayaama.

Hadaba maxaa la adkeeyey maxaase isbedelay qaabkii loo qaadanlahaa Dhalshada Australia ?

  • Markii hore qofka  imtixaanka galaya waxaa loo ogolaa  haduu ku haco imtixaanka inuu kulaablaabto ilaa marar badan laakiin hada MAYA oo hadii qofka uu dhaco seddexjeer wa ainuu sugaa muddo laba sanno ah si markale uu u tijaabiyo
  • Qofka waa laga qaadayaa Imtixaan Dhanka luuqada Englishka ah kuhadalkiisa, Dhegeysigiisa & Qoridiisaba halka markii hore aaneyjirin intaas oo dhan
  • Qofka waa inuu aqoon leeyahay oo uu wadankan ka shaqeeyo oo canshuur bixiye uu yahay mudada uu joogo
Raisalwasaaraha ayaa sheegay in Australia ay tahay wadan ay ku noolyihiin qowmiyadaha ugu badan caalamka laakiin hadana ladoonayo in Qiimaha Dadka Australianka ay noqdaan Muhiimada uguweyn taas oo micnaheedu tahay in aanan qofkasta si sahlan Australian ku noqonkarin isagoo aan soo buuxin sharuudaha ku hor go’san

Dawladu waxa ay iska fogeysay in shuruucdan cusub aan loogu danlahayn dadka Muslimka ah ee dalka yimid ama imanaya

Hadaba saameynta ay ku yeelankarto Somalida halkan kunool ee aan weli dhalashada qaadan ayaan idinlawadaagidoonaa Todobaadkan barnaamijyadeena

                            kalasoco www.sbs.com.au/somali


Share

Published

Updated

Source: SBS Somali

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand