Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Sacuudi Carabiya oo hakisay cimradii xanuunka caronavirus awgiis

TOPSHOT - Muslim worshippers perform the evening (Isha) prayers at the Kaaba, Islam's holiest shrine, at the Grand Mosque in Saudi Arabia's holy city of Mecca on August 25, 2017, a week prior to the start of the annual Hajj pilgrimage in the holy city

Source: BANDAR ALDANDANI/AFP/Getty Images

Saudi Arabia ayaa si kumeel gaar ah u hakisay Muslimiinta dalkeeda usoo gala si ay gutaan Cimrada sababtoo ah cabsida laga qabo xanuunka coronavirus.

Isagoo soo xiganaya wasaarada arimaha dibada Sacuudi Arabia, Arab News Website ayaa soo wariyay in joojintan sidoo kale ay ku jirto inaan la booqon karin Masjidka Nabiga(CSS) ee Madina.

 coronavirus, oo sidoo kale loo yaqaan COVID-19, ayaa caalamka oo dhan cabsi wayn ku haya wuxuuna ilaa hadda dilay 2,700 oo qof iyadoo quburada caafimaadku isku dayayaan inay daawo iyo talaal u helaan.

China oo ah halka uu kasoo bilowday kasokow wuxuu caabuqan ku fiday inka badan 30 dal oo ay ku jiraan Maraykanka, UK, Singapore, France, Russia, Spain iyo India.

 


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now