Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

safarka Raisalwasaaraha ee Dalka Imaaraatka Carabta

Raisalwasaaraha Somaliya oo gaaray Dalka UAE
Source: hiiraan Online

Raisalwasaaraha Dalka Somaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Booqasho  kujooga dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ( UAE ) waxaana safarkiisa kuwehliya Wasiirada Arimaha Dibadda & Amniga Qaranka, Xasan Cali  Kheyre ayaa  lakulmidoona madaxda dalkaasi iyagoo kawadahadlidoona sida lashegay Xoojinta Xiriirka labada Dal ee Somalia & UAE maadaama dalkan Imaaraatka  uu kamidyahya dalalka Somaliya Xiriirka  Qotada  Dheer laleh islamarkaana ah dalka meela badan oo Somaliya kamid ah uu kahergeliyey Mashaariic Horumarineed sida Dhisida Dekedo Kuyaala Dalka Somalia,  waxana Raisalwasaaraha safarkiisa uu noqondoonaa kii ugu horeeyey ee uu kutaga dalka UAE tan iyo markii xilka uuqabtay bartamihii February sanadkii tagay.

Wixii dheeraad ah ee kasoo baxa socdaalka Raisalwasaaraha waxaan idinkula wadaagidoonaa Bogeena SBS Somali Program  


1 min read

Published

By Ibrahim Mohamed

Source: SBS Somali


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now