Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Settlement Guide: 10 Shay ee ugu muhiimsan tirakoobka inaad ka ogaato

The 2016 census is on August 9. Run every five years, the census identifies key characteristics of the population to help plan for the country’s future. This year the census goes online for the first time. So, what do you need to know?

1. Census waa tirokoon qasab ah oo lagu ogaado dhamaan aqalada iyo dadka ku sugan Australia habeenka habeenka tirakoobka.

Qasan ma aha inaad muwaadin tahay si aad u buuxiso tirakoobka. Dadka dibada ka yimid oo booqashada ku jooga Australia, ardayda ajaaniibtaa ee dalka wax ka barta, shaqaalaha haysta fiisada 457 iyo dalxiisayaashu waa inay buuxiyaan tirakoobka.

1_population_by_scott_barbour_getty_images.jpg?itok=dQ1TaccK&mtime=1470225329

Unemployment Rates Rise In Australia

2. Macluumaadka aad ku buuxiso tirakoobka waxaa lagu qorsheeyaa guryaha, gaadiidka, waxbarashada iyo cisbitaalada

2_infrastructure_by_dan_himbrechts_aap.jpg?itok=i3p7Gskn&mtime=1470219468

3. Sanadkan waa markii u horeysay oo tirakoobka lagu buuxinayo online { Internetka}

Laga bilaabo 1 Agoosto waxaa lagusoo dirayaa warqad ay ku qoran tahay waxaad ku gali lahay websitka tirakoobka iyo sidaad u buuxin lahayd.

3_census_online_by_sharie_kennedy_getty_images_2.jpg?itok=Lt0zVLB9&mtime=1470224241

4. Waxaad ku buuxin kartaa tirakoobka foom waraaq ah intaad onlineka ka buuxin lahayd.

Waa inaad codsato foom warqad ah adoo wacaya 1300 214 531.

4_census_form_getty_images.jpg?itok=ZILeAGj1&mtime=1470224036

Pen over purple and white census forms

5. Waxaa dalban kartaa turjubaan kaa caawiya buuxinta tirakoobka.

5_translator_2_by_getty_images.jpg?itok=8X_N7Zul&mtime=1470224241

6. Waa qasab inaad ka jawaabto dhamaan suaalaha tirakoobka marka laga reebo suaasha diinta oo aan qasab ahayn.

Waa hore ayay Australia go'aansatay in suaasha diinta ee tirakoobku aysan noqon mid qasab ah halka dhamaan suaalaha kale ay tahay qasab in laga kawaabo.

6_different_faiths_by_getty-1.jpg?itok=Ayh97wJh&mtime=1470224241

7. Hadii aadan buuxin tirakoobka waxaa lagu ganaaxi karaa 180 doolar maalinkasta ilaa aad ka buuxinayso.

7_census_fine_aap.jpg?itok=2UxLu0aU&mtime=1470224241

8. Hadii aad deagn tahay dhulalka baadiyaha waxaa dhici karta inay kuu yimaadaan shaqaale ka socda hayada tirakoobka si ay kaaga caawiyaan buuxinta tirakoobka.

8_population_montage_pixabay_public_domain.jpg?itok=hVfUB2l6&mtime=1470224247

9. Magaca iyo adareeska aad siiso tirakoobka lala qaysan mayo wasaaradaha kale ee dawlada.

Waxaad macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan siyaasada macluumaadka gaarkaa {Privacy} ka heli kartaa websiteka ABS.

9_population_globe_-_pixabay_public_domain.jpg?itok=GwgiA3q5&mtime=1470224241

10. Hadii aad dalka dibadiisa ku maqan tahay, qasan kuguma ah inaad buuxiso tirakoobka.

10_plane_1_public_domain_pixabay.jpg?itok=-N597duq&mtime=1470224241

Macluumaad dheeraad ah booqo websiteka Australian Bureau of Statistics .

Hadii aad doonaysa foom waraaq ah wac 1300 214 531.

Hadii aad doonayso turjubaan wac 13 14 50.


1 min read

Published

Source: SBS


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now