Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Shir-madaxeed lagu hormarinayo shaqada iyo xirfada Australia oo September dhacaya.

Xukuumada Australia ayaa qorsheyneysa in ay qabato Shir Madaxeed ku saabsan Shaqooyinka iyo Xirfadaha wadanka.

Australian Prime Minister Anthony Albanese and Australian Treasurer Jim Chalmers

นายแอนโทนี อัลบานีซี (Anthony Albanese) นายกรัฐมนตรีออสเตรเลียและนายจิม ชาลเมอร์ส (Jim Chalmers) รัฐมนตรีกระทรวงการคลัง Source: AAP Image

Dawlada Federalka Australia ayaa ku dhawaaqdey faahfaahin ku saabsan shir madaxeedka Shaqooyinka iyo Xirfadaha ee la qaban doono bisha September.

Shirka Shqooyinka iyo Xirfadaha Australia waxaa laqaban doonaa bilowga bisha September, ka hor miisaaniyada ugu horeysa ee Xukuumada ee bisha October.

Ra’iisul Wasaare Anthony Albanese ayaa sheegay in shir madaxeedka uu diirada saari doono siyaabaha kor loogu qaadi karo wax soo saarka, laguna yareyni karo xirfad yaraanta daran,

Sidoo kale Shirkan ayaa fursadaha shaqaaleysiinta dumarka iyo dadka muhaajiriinta ah, qaab shaqaynta mustaqbalka dhijitaalka ah ayaa iyagana la filayaa inay ka dhex muuqan doonaan mawduucyada shirka lagu eegi doono.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu kaloo cadeeyey in ujeedadu ay tahay in la qorsheeyo Shaqaaleysiinta Australia ee mustaqbalka taasoo wax tar u yeelaneysa qof walba.

 


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now