Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Shirka Caalamiga ah ee Solarka kadhacay India

Wadamada Qoraxda Haysta oo New Delhi ku kulmay
Raisalwasaare kuxigeenka Somaliya oo kaqeybgalay shirka Solarka Caalamiga ah ee kadhacay Dalka India Source: hiiraan

 

Isniin Maarso 12- 2018 : SBS Somali  : Raisalwasaare Kuxigeenka Somalia Mudane. Mahadi Mohamed Guuleed & wafdi uu hogaaminayo aya magaalada New Delhi ee dalka India kaga qeybgaleen shirka caalamaiga ah ee Solar Alliance oo ay ku bahoobeen wadamada qoraxda haysta ee ay ku jirto Somalia ilaa 121 wadan ayaa shirkan kaqeybgalay waxana ugu muhiimsna shirkan agandaha looga dooday sidii looga faaideysanlahaa tamarta Qoraxda si loo yareeyo kutiirsanaanta Shidaalka

Somaliya waxay kamid noqotay wadamadii dhowrka ahaa ee ansixiyey kafaadeysiga Cadceeda si looyareeyo isticmaalka Petrolka taas oo ay siyaabo kaladuwan wadamada uga faaideysankaraan.

Raisalwasaare kuxigeenka Somaliya waxaa safarkiisa kuwehliyey wasiirka tamarta iyo Biyaha Salim Caliyow oo katirsan Jaaliyadda Somaliyeed ee dalkan Australia


1 min read

Published

By Ibrahim Mohamed

Source: SBS Somali


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now