Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Somali community views on Somali election

Somali community has expressed their views about the Somali presidential election.

Somali Community
Source: SBS Somali

Jaaliyada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ayaa guud ahaanba isha ku haysa doorashada ka dhacaysa magaalada Muqdisho.

Doorashadan oo ah markii labaada oo lagu qabto dalka ayaa waxaa isusoo sharaxay 24 musharax oo kuligood doonaya inay qabtaan talada dalka ugu saraysa.

Waxaa soo baxayay eedo musuqmaasuq lagu doonayo in lagu gato kursiga madaxweyne.

Haddan Jaaliyada degan magaalada melbourne oo ah jaaliyada ugu badan Australia ayaa aragtiyadooda ka dhiibtay sida ay u arkaan doorashada dhicidoonta.

Waa kuwaan qaar ka mid aragtiyadoodii.

 

 


1 min read

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now