Xafalda balaaran ayay jaaliyada Soomaalida ee Mlebourne u qabteen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.
Xafalda ayaa waxaa ka hadlay xubno ka tirsan jaaliyada oo ay ka mid yihiin culumaaudiin aqoonyahano, dhalinyaro haween iyo waxgarad.
Share