Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE starting June 12 2026

Somali election delayed again

An electoral official says Somalia has decided to delay its presidential election for a fourth time amid allegations of fraud and intimidation. Ads By Google The vote had been set for Wednesday, but the official said Monday it likely will be Jan. 24 instead. The official spoke on condition of anonymity because he was not authorized to speak to the media. This Horn of Africa nation is riven by clan rivalries and threatened by al-Shabab Islamic extremists opposed to Western-style democracy. Somalia is expected to swear in parliament members Wednesday. They elect the country's president, who is not chosen directly by popular vote. Opposition leaders have expressed concern over the delays, saying the process is marred by fraud in favor of the current administration's hand-picked members.

Somali election
Source: Somalireview

Saraakiisha doorashada Soomaaliya ayaa go'aamiyay in markale dib loo dhigo doorashada madaxweyne taasoo noqonaysa markii 4 aad ee ay dibu dhacdo iyadoo ay jiraan eedo wax isdabamarin iyo cagajuglayn ah.

Doorashada ayaa lagu waday in la qabto arbacada 28 December laakiin saraakiisha ayaa maalintii isniinta sheegay inay u badan tahay in la qabto doorashada madaxweyne bisha Janaayo 24 teeda.. Sarkaalkan ayaa codsaday inaan magiciisa la shaacin maadaama uusan fasax u lahayn inuu warbaahinta la hadlo.

Waxaa lagu wadaa in la dhaariyo xubnaha cusub ee baarlamaanka maalinta arbacada ah.. Xildhibaanadaas oo iyaguna dooran doona madaxweynaha maadaama aysan wali jirin doorasho hal qof iyo cod ah.

Musharixiinta mucaaradka iyo dhinacyo kale ayaa walaac ka muujiyay dibu dhaca doorashada iyagoo sheegay in nidaamka doorashada ay haraysay wax isdabarin loogu xaglinayo xubno ay si gaar ah usoo xusheen madaxda hada talada dalka haysa.

 


1 min read

Published

Updated

Presented by Hassan Jama

Source: AP


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now