Live

Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE starting June 12 2026

Somali PM visit to Saudi Arabia

Somali PM and Saudi King
Source: Facebook

Waxaa maalintii labaad ku sugan boqortooyada Sacuudi Carabiya wafti uu hogaaminayo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre. Waftiga ayaa waxaa magaalada Riyad kusoo dhaweeyay Amiiro iyo wasiiro ka tirsan Sacuudiga.

RW Khayre ayaa intii ku gudajiryay booqashada wuxuu la kulmay wasiirka arimaha dibada Sacuudiga oo ku tilmaamay Soomaliya meel horumar badan ka socda sida uu warbaahinta u sheegay wasiirka arimaha dibada Somaliya Axmed Ciise Cawad.

RW Khayre ayaa sidoo kale booqday qasriga uu degan yahay boqorka Sacuudiga boqor Salman.

 RW Khayre ayaa uga mahadceliayay madaxda Sacuudiga sida ay waftigiisa usoo dhaweeyeen iyo sida ay u taageeraan Soomaaliya sida uu sheegay wasiirka arimaha dibada Soomaaliya.


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now