Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Soomaaliya oo olole dhaqaale aruurina looga bilaabay dhibanayaalkii dhulgariirka

Soomaaliya oo bilowday olole dhaqaala aruurin loogu samaynaya dadkii ku waxyeeloobay dhulgariirkii Turkiga iyo Syria.

Somali flag.jfif

Soomaaliya ayaa waxaa ka bilowdey olole dhaqaale loogu uruurinayo dadkii ku waxyeeloobay dhulgariirka Turkiga iyo Syria.

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday olole dhaqaale loogu uruurinayo dadka ku wax yeeloobay dhul gariirka, iyadoo ujeedkeedu yahay in muddo 3 maalmood gudahood ah lagu uruuriyo lacag dhan 5 milyan oo dollar.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay xilli uu Muqdisho ka socday ololahan in dowladdu ay go’aansatay in ay ku deeqdo lacag dhan hal milyan oo dollar.

Dhanka kale guddiga ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku deeqay lacag dhan 3 milyan oo doolar


1 min read

Published

Source: SBS


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now