Biloowga bisha barakaysan ee Ramadaan.

Biloowga bisha barakaysan ee Ramadaan.

Ramadan logo

Source: sourtherncorier

Golaha Qaranka ee Imaamyada Australia ayaa ku dhawaqay in biloowga bisha barakaysan ee Ramadaan in ay ku beegantahay 17-05 - 2018, ahna maalinta Khamiista ee nagusoo beegan. Taas oo ka dhigan in Jaaliyada Musliminta Australia in maalinta Khamiista ay tahay biloowgii soonka bisha Ramadaan ee barakaysan. 

Dhamaan Alaah hanaga dhigo kuwa Ramadaanka gaadha, kheyrkiisana guta.

Hoos ka akhriso qoraalka Golaha Qaranka ee Imaamyada Australia.

ANIC announcement
Source: ANIC WEb


1 min read

Published

By Mohamed A Madar.




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now