Suxufi Sacuudiya oo la la'yahay kadib markuu galay qunsuliyada Sacuudiga ee Turkey.

Saudi Journalist Jamaal Khashogi

O Σαουδάραβας δημοσιογράφος, Τζαμάλ Κασόγκι (φώτο αρχείου) Source: AP

Suxufi u dhashay dalka Sacuudiga oo qoray maqaalo lagu dhaliilayo boqortooyada ay la la'yahay kadib markii uu booqday qunsuliyada Sacuudiga ee Istanbul..

Website uu gaar u leeyahay Jamal Khashoggi ayaa lagu qoray in la xiray laakiin faahfahin dheeraad ah lagama bixin xarigiisa.

Taageerayaasha Mr Kashoggi ayaa maqnaanshaha ninkan xariga ganacsadayaal, siyaasiyiin iyo dad u dooda xaquuqul binaadanka intii talada qabtay dhaxal sugaha Sacuudiga mohammada bin Salman.

Qoraal kaoo baxay Sacuudi Carabiya ayaa lagu dafiray inay wax qalad ahaan gashay dawlada Sacuudigu iyadoo qoraalkaas lagu sheegay in Mr Khashoggi uu markiiba ka tagay qunsuliyada inkastoo wararka qaar sheegayaan in xaaskiisu ay dibada qunsuliyada ku sugaysay saacado ka hor inta aysan shaacin in ninkeedii la la'yahay.


Share

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
Suxufi Sacuudiya oo la la'yahay kadib markuu galay qunsuliyada Sacuudiga ee Turkey. | SBS Somali