Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Sentorka xorta ah ee Tasmania laga soo doortay, Steve Martin, oo ku biiray Xisbiga Nationalka.

Sentorka xorta ah ee Tasmania laga soo doortay, Steve Martin, oo ku biiray Xisbiga Nationalka.

Tasmanian senator Steve Martin
Tasmanian independent senator Steve Martin has announced he is joining the Nationals. (AAP) Source: AAP

Senatar Steve Martin, oo ahaa xubin ka tirsan aqalka sare ee Baarlamaanka Australia, ayaa ku biiray xibiga Nationalka.

Xubinkan madaxa banaanaa ee Tazmania laga soo doortay, ayaa  kusoo biiray baarlamaanka bishii February, isagoo badalay Senetarad Jacqui Lambie, oo ka mid ahayd xubnihii ay xaadhatay dabayshii laba jinsiyad haysiga, iyadoo is casishay kadib xiisadaas.

Kusoo biirida Senator Steve ee Xisbiga Natiolka, ayaa ka dhigan in ay xukuumada Mr Turnbull ay heshay xubin kale oo kusoo biiray Isbahaysiga wadanka hada ka taliya.

Stive Martin, ayaa sheegay in sababta uu oogu soo biiray Xisbiga Nationlka in ay tahay aqoonsiga uu xisbigu ka haysto degaanada gobalada, isagoo sheegay in ayna jirin  wax uu dhaafsaday kusoo biirida xisbiga.


1 min read

Published

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now