SKIP TO MAIN CONTENT

Gudoomiyihii Gudida Daryeelka Waayeelka Australia oo geeriyooday.

The chair of the Royal Commission into Aged Care Quality and Safety Richard Tracey QC has died after a short battle with cancer.

Royal Commissioner Richard Tracey was 71.
Source: Source: AAP

1 min read

Published

Updated



Skip to article content

Guddoomiyaha Gudida Tayada Daryeelka waayeelka iyo amnigooda , Richard Tracey ayaa geeriyooday kadib waqti kooban oo uu la daalaa dhacayay cudurka Kansarka.

Geerida Mr Tracey oo 71 jir ahaa  ayaa la sheegay in ay timid kadib cudurka kansarka oo hayay todobaadyo kaliya, isagoo safar caafimaad ku aaday gobalka California ee Maraykanka, halkaas oo uu ku geeriyooday.

Mr Tracey ayaa la sheegay in uu si hagar la’aana ooga hawlgalayay dabagalka arimaha dadka waayeelka ah xitaa isaga oo xanuunka Kansarka la ilxun.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now