The United States has closed the Palestinian diplomatic mission in Washington.

The US has threatened to chut down the Palestinian office in Washington DC.

The US has threatened to chut down the Palestinian office in Washington DC. Source: PressTV

Dawlada maraykanka ayaa albaabada u xirtay xafiiska diblomaasiyada ee Falastiniyiintu ku lahaayeen caasimada Washington.

Talaabadan uu Maraykanku qaaday ayaa ah tii ugu danbaysay ee talaabooyin ka dhan ah Falastiniyiinta oo Marayknaku sheegay inay jawaab u tahay hakadka ku yimid wadahadaladii nadaba ee u dhexeeyay Falastiniyiinta iyo Isreal iyadoo Maraykanku hakadkaas ku eedaynayo Falastiniyiinta.

Talaabadan ayaa sidoo kale ah mid lagu ciqaabayo Falstiniyiinta oo isku dayay inay Isreal geeyaan maxmada danbiyada calamigaa ee fadhigeedu yahay Holland.

Maraykankan ayaa waligiis kasoo horjeeday maxkamada caalamiga ee danbiyada.

lataliyaha amaanka qaran ee Maraykanka John Bolten ayaa sheegay in maxkamada ay dhankooda ka dhimatay.

Isagoo intaa ku daray inaysan xaq u lahayn inay xakamayso Maraykanka iyo Isreal midna.

 Waxaa hadaladiisii ka mid ahaa:

((Maamulka Trump ma ogolaanayo inuu furnaado xafiiska Falastiniyiintu inta Falstinyiintu ay diidan yihiin inay bilaabaan wadahadalka macna leh oo toos ah oo ay la galaan Isreal..Maraykanku wuxuu taageerayaa wadahadal nabadeed oo waxku ool ah, mana ogolaanayno in maxkamada caalamigaa ama urur kale inuu xakameeyo xaqa ay Isreal u leedahay inay is difaacdo"



 


Share

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand