Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Traditional elder injured in Kismayo dies in Mogadishu

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nabadoon Axmed Jaamaca Qalyar oo 14 kii bishii hore ee september lagu dhaawacay magaalada Kismaayo uu dhaawicii maanta oo khamiis ah ugu geeriyooday cisbitaalka Digfeer.

Suldaanka ayaa labadii asbuuc ee u danbeeyay lagu daawaynayay cisbitaalka.

Suldaanka ayaa madax u ahaa gudi ay dhiseen xubnaha mucaaradka ku ahaa dawlada uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Islaan intii laysku hayay doorashii dhawaan ka dhacday magaalda Kismaayo.

 Nabadoon Axmed Jaamac Qalyar, ayaa la dhaawacay xilli uu ku sii socday masjid ku yaal magaalada Kismaayo.


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now