Traditional elder injured in Kismayo dies in Mogadishu

Nabadoon Qalkyar

Source: YouTube

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nabadoon Axmed Jaamaca Qalyar oo 14 kii bishii hore ee september lagu dhaawacay magaalada Kismaayo uu dhaawicii maanta oo khamiis ah ugu geeriyooday cisbitaalka Digfeer.

Suldaanka ayaa labadii asbuuc ee u danbeeyay lagu daawaynayay cisbitaalka.

Suldaanka ayaa madax u ahaa gudi ay dhiseen xubnaha mucaaradka ku ahaa dawlada uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Islaan intii laysku hayay doorashii dhawaan ka dhacday magaalda Kismaayo.

 Nabadoon Axmed Jaamac Qalyar, ayaa lagu dhaawacay xilli uu ku sii socday masjid ku yaal magaalada Kismaayo.


Share

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand