Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Two Coalition MPs to attend Anti-Islam dinner next month

Cory Bernardi and George Christensen are due to attend an anti-Islam fundraiser for a defamation case next month.

Senator Cory Bernardi to attend anti-Slam fundraising dinner
Senator Cory Bernardi (AAP Image/Sam Mooy) Source: AAP

Cory Bernardi iyo George Christensen ayaa lagu wadaa inay ka qaybgalaan kulna lacag loogu aruurinayo kooxo kasoo horjeeda Islamka si ay isaga difaacaan dacwooyin sumcad dilid ah oo ku socda kooxdaas  iyo shaqsiyaad la xariira.

Labo xildhibaan oo ka tirsan isbahaysiga ayaa ka qayb galaya kulan ay leeyihiin kooxda loo yaqaan Q Society oo lagu qabanayo Melbourne bisha soosocta iyadoo liiska dadka ka qudbaynaya lagu daray Senator Cory Bernardi.

 

Websiteka Q Society ayaa lagu sheegay in lacagta kasoo baxaysa cashadan lagu maalgalindoono qarashaadka kaga baxay dacwooyin ku socda ururka iyo labo shaqsi oo dacwadoodu ka socoto maxkamada sare iyadoo dacwadaas uu keenay Mohamed El-Mouehly oo madax ka ah hayada bixisa shahaadooyinka xalaasha wuxuuna ku doodayaa ina labadaas shaqsi ay sumacada ka dileen.

 

 


1 min read

Published

Updated

Source: SBS News



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now