Iyadoo la filayo in doorasho ka dhacdo Jubaland dhawaan ayaa waxaa soo baxaya khilaaf ka dhashay soo xulida xubnaha baarlamaanka.
Gudiga doorashada ayaa ku dhawaaqay xildhibaanada cusub waxaase saacado kadib iyaguna magacaabay liis kale musharixiinta mucaaradka oo iyagu ka biyo diidan sida loosoo xulay.
Halkan ka aqriso liiska kasoo baxay gudiga doorashada.




Dhanka kalana mucaaradka ayaa soo saaray liis ka ka duwan.
Halkan ka aqriso liiska mucaaradka.



Share
