Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Two Saudi sisters stranded at Hong Kong Airport.

Saudi women take a walk in a fenced publ
File photo Source: Getty

Labo gabdhood oo u dhashay dalka Sacuudiga ayaa sheegay in saraakiil ka socda boqortooyadu ay ku qabteen garoonka diyaaradaha ee Hong Kong iyagoo isku dayayay inay u baxsadaan Australia.

Labadan gabdhood oo walaalo ah oo magacooda ku sheegay Reem iyo Rawan ayaa sheegay inay ka baxeen diinta Islamka ayna ka baqayaan in la dilo haddii ay Sacuudiga ku noqdaan.

Labadan gabdhood oo dhalinta yar ayaa 18 iyo 20 kala jira. Waxay sidoo kale sheegeen in tacadiyo lagula kacay.

Waxay usoo carareen Hong Kong bishii sebtemeber mar ay qoyskoodu fasax ku joogay Sri Lanka, waxayna hadda ku talo jireen inay Australia u duulaan.


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now