Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Two Saudi sisters whose bodies were found at the edge of New York City's Hudson River.

Police have determined that Rotana (right), 22, and Tala, 16, were sisters from Saudi Arabia living in Virginia.
Police have determined that Rotana (right), 22, and Tala, 16, were sisters from Saudi Arabia living in Virginia. Source: Twitter @NYPDDetectives

Booliska Maraykanka ayaa baaraya geerida labo gabdhood oo walaalo ah oo u dhashay dalka Sacuudiga oo maydkooda laga helay daafta wabiga Hadosn ee magaalada New York.

Tala Farea oo 16 jir ahayd, Rotana Farea oo 22 jir ahayd ayaa maydkooda la helay iyagoo  layskula xiray.

Quburada caafimaadka ayaan wali ogaan sababta gabdhahaan ay u dhinteen.

Warbahinta deegaanka ayaa kusoo waramaysa in gabdhahan ay ku noolaayeen gobolka Virginia ka hor geeridooda ayna dhawaan magangalyo waydiisteen dawlada Maraykanka.

 


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now