Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Ukraine oo dafirtay hadalka ah inay ka tanaasushay ku biirida NATO si ay u baajiso dagaal ay la gasho Ruushka.

Madaxweyne Volodymyr Zelensky ayaa xaqiijiyay in dawladiisu sii wadayso dadaalka ay ku doonayaan inay xubin ka noqdaan NATO kadib markii safiirka Ukraine u jooga UK Vadyam Prystaiko ay BBC ka soo xigatay inuu yiri 'Ukraine way u furan wadahdal ay ka gasho yoolka ay ku doonayso inay ku biirto NATO.

Ukraine rejects claims it will drop NATO plans to avoid conflict with Russia

Source: Reuters


Published

Source: Reuters




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now