UN urges India and Pakistan to deescalate the situation over Kashmir

QM oo ugu baaqday Hindiya iyo Pakistan inay xaalada Kashmir dejiyaan.

Indian paramilitary soldiers stop a Kashmiri man on a scooter during curfew in Srinagar, the summer capital of Indian Kashmir, 07 August 2019.  EPA/FAROOQ KHAN

Indian paramilitary soldiers stop a Kashmiri man on a scooter during curfew in Srinagar, Source: EPA


Xogahayaha QM ayaa ka dalbaday Pakistan iyo Hundiya inay ka waantoobaan falkasta oo qatar galin kara xaalada gobolka lagu muransan yahay ee Kashmir.

Xoghayaha guud  Antonio Guterres ayaa walaac ka muujiyay qaybra Kashmir ee Hindiya maamusho iyadoo xiisadu gobolka ka taagan tahay.

Dawlada Hindiya ayaa asbuucii lasoo dhaafay kala noqotay qayim gaar ah oo qaybta Kashmir ee Hindiya maamusho oo ay u badan yihiin dad Muslimiin ah.

Afhayeenka xoghayaha guud ee QM Stephen Dujarric ayaa sheegay in heshiisyo hore xaalada Jammu Kashmir si nabad ah xal looga gaaray. 'Xoghayaha guud wuu la socdaa xaalada Jammu Kashmir isagoo ka walaacsan, wuxuuna codsanayaa in lays xakameeyo. QM waxay aaminsan tahay in gobolkan lagu maamulo axdi-qarameedka QM iyo qaraarada golaha amaanka ee arintaas quseeya' ayuu yiri Mr Dujarric.


Share

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
UN urges India and Pakistan to deescalate the situation over Kashmir | SBS Somali