Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

US acting attorney General refuses to defend Trump's muslim ban in Court.

Acting Attorney General Sally Q. Yates, a holdover from the Obama administration, ordered the Justice Department on Monday not to defend President Donald Trump's executive order on immigration in court.

Protesters assemble at John F. Kennedy International Airport
Legal US residents have been caught up in the new ban on visitors to the US from Muslim countries. (AAP) Source: FR61802 AP

Siihayaha xeer ilaaliyah guud ee Maraykankan Sally Q. Yates, oo xilka u haystay madaxweyne Obama ayaa maratay in wasaarada cadaaladu aysan difaacin amamrkii fulinta ee madaxweyne Trump soo saaray.

 

Yates ayaa waraaq ay u qortay qareemada wasaarada cadaalada waxay ku tir" Waxaan masuul ka ahay inaan hubiyo halka ka istaagno maxkamada inay waafaqsan tahay waajibaadka saaran wasaarada oo ah inaan markasta raadino cadaalad oo aan difaacno waxa xaqa ah"  waxay intaa ku dartay " waqtigaan la joogo Kuma qanacsana in amrkan uu waafaqsan yahay masuuliyadaas na saaran sidoo kale kuma qanacsani in amarkan uu sharciga waafaqsan yahay.

 

 


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now