US travel ban may impact Sport competitions

Donald Trump's travel ban could have an impact on the United States' chances of hosting the 2026 World Cup.

U.S. must allow access if bids for 2026 World Cup - FIFA

Source: Reuters

Trump travel ban casts doubt on United States' 2026 World Cup hope

Amaradii socdaalka ee u danbeeyay ayaa lagu hakinaya muwaadiniinta kasoo jeeda 6 dal inay soo galaan Maraykanka.

Xiriirka kubada cagta aduunka FIFA ayaa hakisay howlaha ay ku xulayaan dalka martigalainaya cayaaraha aduunka 2026, laakiin Maraykanka ayaa la filayaa inuu ka mid noqdo dalalka soo codsaday inay martigaliyaan cayaaraha.

"Dalalka usoo baxa finalka cayaaraha aduunka ayaa u baahan inay gali karaan dalka lagu qabanayo haddi kale lagu tilmaami karo cayaaro aduun" ayuu yiri Infantino oo u hadlay FIFA.

"Mr Trump waa madaxweynaha dalka Maraykanka, dabcan ixtiraam badan ayaan u hayaa, shacabkiisana doortay.ayuu intaa ku diray

"Markay noqoto tartanka FIFA, koox kasta oo ay ku jiraan taagerayaasha, saraakiisha dalalka usoo gudba finalka waa inay dalka soo gali karaan haddii kale cayaaro aduun laguma tilamaami karo ayuu yiri.

Markii labaad ayuu xaakin hakiyaya amarka socdaalka ee madaxweyne Trump, waxaana laga war sugayaa halka xaaladu ku danbayso.

Share

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand