Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

US travel warning for Somali

The U.S. Department of State warns U.S. citizens to avoid travel to Somalia because of continuous activity by the al-Qaida affiliated terrorist group, al-Shabaab.

US Secretary of State, John Kerry
Source: Photograph: State Department/Zuma/Avalon

Wasaarada arimaha dibada dawlada Maraykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Soomaaliya sababo la xariira dhaqdhaqaaqyada ay wado kooxda argagixisada ee lala xariira Al_Qaida ee AL-Shabaab

 

Qoraal kasoo baxay wasaarada ayaa lagu yiri: Muwaadiniinta Maraykanku waa inay ka foojignaadaan qatarta afduub ee ka dhici karta dhamaan qaybaha Soomaaliya oo ay ku jiraan Somaliland iyo Puntland.

 

Waxaa jira ayaa lagu yiri qoraalka qatar argagixiso gaar ah oo lagu beegsanayo ajaaniibta ku sugan goobaha dadka badan isugu yimaadaan oo ay ka mid yihiin garoomada diyaaradaha, dhismayaasha dawlada, hoteelada iyo goobaha dukaamadu ku yaalaan... Sanadkii lasoo dhaafay ee 2016 waxaa weeraro lagu beegsaday 14 hoteel, maqaayado iyo garoonka caalamigaa ee Muqdisho.

 


1 min read

Published

Source: U.S. Department of State


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now