Dhawr qof ayaa baabuur xawli ku socda ku dhuftay agagaarka Flinder Street (Flinder Station) ee magaalad Melbourne, Australia.
Dhaawacyadu inta ay gaadhsiisanyihiin lama oga, darawalkii dhibka gaystayna gacanta ciidamada amniga ayuu ku jiraa
Gurmadka Degdega ayaa haatan daawaynaya 12 qof oo goobta ku waxyeelooboy.
wixii warara ee arintaa kasoo kordha kala soco. sbs.com.au/somali
Share
