Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

War-murtiyeed ka soo baxay shirka musharixiinta Muqdisho uga socday

shirka

Source: caasimada

Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah ugu soo xirmay shir musharixiinta doorashada maalmo uga socday halkaas. Dhamaadka shirka ayaa waxaa ka soo baxay war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo ay ku dalbanayaan in wax laga badalo arimo la xariira doorashooyinka laga filayo inay dalka ka dhacaan.

Qodobada ugu muhiimsan ayaa waxaa ka mid ah:

  • In la kala diro gudiyada doorashooyinka ee hadda jira.
  • In Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xashi loo daayo soo xulista gudiga doorashada xubnaha baarlamaanka ee ka imanaya gobolada woqooyi.
  • In taliyaha NISA, Fahad Yaasin uu xilka ka dego, maadaama ayaa lagu yiri warmurtiyeedka uu yahay madaxa doorashada madaxweyne Farmaajo.

Hoos ka aqriso warmurtiyeedkii uu dhamaystiran.

War
Source: Twitter
War
Source: Twitter
War
Source: Twitter

1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now