Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Wiil yar oo la waayay oo la helay

A supplied screengrab of PolAir locating three-year-old Anthony "AJ" Elfalak on a riverbank in the NSW Hunter region.

A three-year-old boy who went missing from his family's NSW Hunter Valley property has been reunited with his family after being spotted by a rescue helicopter. Source: NSW Police

Wiil sadex jir ah oo gurigeega qoyskiisa oo ku yaal gobolka Hunter ee NSW ka maqnaa mudo sadex maalmood ah ayaa ugu danbayntii la helay.

Maamulayaasha ayaa raadinayay Anthony Elfalak oo qaba Autism aana hadlin. Aaabaha dhalay wiilka oo laftiisa la yiraahdo Anthony ayaa sheegay inuu ilaahay baryayay, wiilkisii AJ la helay.

"Aabe: "Hooyadiis ayuu ku dhegan yahay". "Markuu maqlay magaca hooyadiis, indhaha ayuu furay, wuu eegay kadibna wuu seexday."


 

 


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now