Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Wiil Soomaali ah oo booliska Maraykanku toogtay kadib markuu dad ku dhaawacay gaari iyo tooray

Crime scene investigators collect evidence at Ohio State University
Nine people are injured after an attacker drove into a group of people at Ohio State University. (AAP) Source: AP

Wararka ka imaanaya magaalada Columbus Ohio ee dalka Maraykanka ayaa sheegaya in wiil Somali ah oo arday ka ahaa jaamacada Ohio uu ahaa ninka gaystay weerar ka dhacay Jaamacada.

Wiilkan oo dadiisa lagu sheegay 20 jir ayaa arday ka ahaa jaamacada.

 

Wiilkan ayaa 8 qof gaari jiirsiiyay kadibna ka degay gaarigii markaasna bilaabay inuu tooray ku weeraro dadka.

Booliska ayaa mardanbe toogtay dilayna. Wiilkan ayaa lagu magacaabi jiray Cabdicasiis Cali Cartan.

Sida ay noo sheegeen qaar ka mid ah Soomaalida degan magaalada Colombus Ohio, wiilkan iyo qoyskiisa ayaa dhawaan dalka soo degay 2014.

Arintana ayaa dhalisay walaac soo wajahay jaaliyada Soomaalidaa ee degan magaalada Colombus, Ohio.

 

Weerarkan ayaa waxaa canbaareeyay ururada Muslimiinta ee Maraykanka

Wixii dheeraad ah ee kasoo kordha kala soco www.sbs.com.au/somali


1 min read

Published

Updated

Source: AAP, SBS



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now