Lix golayaasha deegaanka Melbourne ayaa lagu tilmaamay inay yihiin goobaha laga helay coronaviruska gobolka ugu badan (hot spots). Lixdaas gole deegaano ayaa kala ah:
Casey, Hume, Moreland, Brimbank, Cardinai iyo Darebin.
Dadka ayaa lagula taliyay inaysan u safrin deegaanadaas kuwa deggana aysan u safrin goobo kale.
Gole deegaankasta ayaa ka kooban xaafado badan oo qaarkood ay deggan yihiin Bulshada Soomaalida ee Melbourne.
Golaha Deegaanka Brinbank:
Xaafadaha: Albanvale, Albion, Ardeer, Brooklyn (qayb), Cairnlea, Calder Park, Deer Park, Delahey, Derrimut, Hillside (qayb), Kealba, Keilor (qayb), Keilor Downs, Keilor East (qayb), Keilor Lodge, Keilor North, Keilor Park, Kings Park, St Albans, Sunshine, Sunshine North, Sunshine West.
Golaha Deegaanka Moreland:
Brunswick, Brunswick East, Brunswick West, Coburg, Coburg North, Fawkner, Glenroy, Gowanbrae, Hadfield, Oak Park, Pascoe Vale, and Pascoe Vale South. qayb ka mid ah xaafadaha Fitzroy North iyo Tullamarine.
Golaha Deegaanka Darebin:
Xaafadaha: Alphington (qayb), Bundoora (qayb), Fairfield (qayb), Kingsbury, Macleod (qayb), Northcote, Preston, Reservoir iyo Thornbury.
Golaha Deegaanka Casey:
Xaafadaha: Beaconsfield (qayb), Berwick, Blind Bight, Botanic Ridge, Cannons Creek, Clyde, Clyde North, Cranbourne, Cranbourne East, Cranbourne North, Cranbourne South, Cranbourne West, Devon Meadows, Doveton, Endeavour Hills, Eumemmerring, Hallam, Hampton Park, Harkaway.
Golaha Deegaanka Hume:
Xaafadaha: Attwood, Broadmeadows, Bulla, Campbellfield, Clarkefield (qayb), Coolaroo, Craigieburn, Dallas, Diggers Rest (qayb), Fawkner (qayb), Gladstone Park, Greenvale, Jacana, Kalkallo, Keilor (qayb), Meadow Heights, Melbourne Airport, Mickleham, Oaklands Junction, Roxburgh Park.
Golaha Deegaanka Cardinia:
Xaafadaha: Avonsleigh, Bayles, Beaconsfield (qayb), Beaconsfield Upper, Bunyip, Bunyip North, Caldermeade, Cardinia, Catani, Clematis, Cockatoo, Cora Lynn, Dalmore, Dewhurst, Emerald (qayb), Garfield, Garfield North, Gembrook, Guys Hill, Heath Hill (qayb), Iona, Koo Wee Rup.