Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Xadka Victoria iyo NSW oo la furay

Victoria border

Victoria - NSW border Source: Getty Images AsiaPac

Kumanaan qof ayaa u kala gudbay xadka u dhexeeya Victoria iyo NSW kadib markii u horaysay oo labada gobol la isu furay in ka badan afar bilood.

 Rakaabka ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaraha halka dadka isaga gudbayay xadka Albury-Wodonga muusig live ah loo tumyay.

 

Waxaa qoysas markii ugu horaysay kulankoodu qiiro ku jirtay,oo ay ka mid ahaayeen Adam de Guara oo reer Melbourne ah iyo gabar uu saaxiib la yahay Genevieve Wild oo reer Sydney ah.

 

[["Waxaa nala kala xiray nudo 5 bilood ah. Laakiin waa na kan, waa kasoo gudubnay, waa ka soo badbaadnay."

 

Premierada NSW Gladys Berejiklian ayaa mar kale ku celisay baaqeedii ahaa in Queensdland ay soo afjarto xiridda xadka ay la leedahay gobolkeeda.

 

Kayskii ugu danbeeyay ee COVID-19 ee laga helay oo aan la aqoon halka laga soo qaaday ayaa la diiwaan galiyay 30 maalmood ka hor, taasoo macneheedu yahay in NSW ay buuxisay sharuudii Queensland ee ah in 28 maalmood oo isku xiga aan kays laga helin gobolka.

 


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now