Waxaa dhawaanahay booqasho ku joogay dalka Australia fanaanka caanka Axmed cali Cigaal.
Axmed Cali Cigaal ayaa intuu dalka joogay wuxuu jaaliyada kala qayb qaatay xaflado murti iyo maaweelo ah isagoo heesihiisa caanka ka qaaday xafladahaas.
Share