Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Xarumo talaal oo maanta la furayo

Nursing staff are seen at the mass vaccination hub at the Royal Exhibition Building in Melbourne, Wednesday, 21 April, 2021.

Nursing staff are seen at the mass vaccination hub at the Royal Exhibition Building in Melbourne, Wednesday, 21 April, 2021. Source: AAP

Dhamaan shacabka Aistralia ee da'doodu ka wayn tahay 50 sano ayaa xaq u leh inay helaan talaalka AztraZeneca laga bilaabo maanta.

Talaalka ayaa laga heli karaa xarumo caafimaad oo waaweyn oo ay maamulayaan dawlad goboleedyadu.

Dhaqaatiirta xaafada (GP) ayaa sidoo kale dadka talaalidoona laga bilaabo 17 bishan May.

Dr Omar Khorshid, oo ah madaxa Ururka Dhaqaatiirta Australia ayaa idaacada 2-G-B u sheegay in talaalku amaan yahay. 

"Haddii xataa hadda ka hor uu kugu dhacay xinjirow, taasi ma kordhinayso in talaalku wax ku yeelo, sababta kaliya ee aaddan talaalka u qaadan waa in aad hore ka qabtay xasaasiyada ama alarjig talaalka."

Halkan ka fiirso goobaha Melbourne ee aad ka heli karto talaalka. Waxaad sidoo kale la xariiri kartaa dhaqtarkaaga. 


1 min read

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now