Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Youtube to fight fake news

The YouTube logo.
YouTube will issue warning to viewers about content that is considered misinformation or fake news. (AAP) Source: AAP

YouTube ayaa sheegay inuu qaadayo talaabooyin dhowr ah oo lagu xaqiijinayo inay kuwo sax ah yihiin wararka lagu faafiyo Youtubka iyagoo intaa ku daray inay gacan bir ah ku qabandoonaan wararka been abuurka ah ayna taageeridoonaan warar ay tabiyaan hayadaha warbaahinta ee la yaqaan.

Shirkadan ayaa sheegtay inay mudnaan wayn siindoonto warar ay baahiyaan shirkada warbaahinta ee la yaqaan gaar ahaan wararka deg deg ah (Breaking News)

Arintan ayuu Youtube uga danleeyahay inuu ka hortago fiidiyowyada been abuurka ah ee isla markiiba la faafiyo kadib toogasho ama masiibo kale oo dhacda.


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now