Labo saaxiibo iskuul oo 40 sano kadib kulmay Q1aad
SBS BRAND 2011 Source: SBS Somali
Labo saaxiibo iskuul ahaa oo kulmay 40 sano ka dib. Iyagoo uu kala geeyay dagaalkii sokeeye ayay ugu danbayntii ku kulmeen Melboute, Australia oo mid ka mid ah ku nool yahay.
Share