Labo saaxiibo iskuul oo 40 sano kadib kulmay Q 2aad
SBS Somali Source: SBS Somali
Labo saaxiibo iskuul ahaa oo kulmay 40 sano ka dib. Iyagoo uu kala geeyay dagaalkii sokeeye ayay ugu danbayntii ku kulmeen Melboute, Australia oo mid ka mid ah ku nool yahay.
Share