Koox rag Muslimiin ah ayaa cunto iyo alaabo kale ugu deeqa dadka guryo la'aanta ee Sydney. Waxay booqdaan meelaha ay isugu tagaan dadka guryaha aan lahayn. Waxaa loo yaqaanaa jaakad cadayaal maadaama ay xirtaan dareeska muslimiinta ee cad.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
