Koox Australian-Africa kasoo jeeda ayaa ka qalinjabiyay barnaamuj lagaga caawinayo siday shaqo ku heli lahaayeen. Barnaamujkan ayaa looga danleeyahay in dadka ka qaybgala fursad ay ka helaan hayadaha maaliyada.
Share
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends


