Gabar Somali ah oo dab isku qabadsiisay xerada Nauru ayaa la keenay cisbitaal ku yaal Brisbane si loogu daaweeyo. Waa dhacadii labaad ee noocaan oo kale oo ka dhacda Nauru maalmo gudohood.