Wiil dhalinyaro ah oo Soomaaliya ayaa lagu dilay Melbourne mar uu shaqada soo dhameeyay. Wiilkan oo 31 jir ahaa ayaa habeenkii arbacada shaqada kasoo baxay una sii socday gurigiisa oo ku yaal xaafada Fitzroy. Aabaha wiilkan ayaa dhaliilay sida boolisku kayskan u wajeheen.
Share




