Aamino Muuse Weheliye oo ka hadlaysa handadaad dhanka social media (cyberbullying) oo iyada laftigeeda loo gaystay "Police protection ayaan 4 bilood ku jiray, gurigii aan degganaa ayaa la iga raray waxaa la i dejiyay Birmingham" Talooyinkeeda waxaa ka mid ah "Gabdhaha yaryaroow nimanka sawirada idin waydiinaya ha u dirina" "sawirada caruurinhiina ka daaya social media-ha" Waraysi dheer halkan ka dhagayso.