Aas qaran oo loo samaynayo Allaha u naxariistee Madaxweyne Cali Mahdi

Source: jowhar.com
Ehelada Madaxwene Cali Mahdi Mohamed oo xaqiijiyay inuu u geeriyooday xanuunka COVID-19 iyadoo madaxda dalka tacsi tiiraanyo leh u direen qoyskii marxuun Cali Mahdi Maxmed. Warbixin kooban oo ku saabsan geerida madaxweyne Cali Mahdi.
Share