Abaarta Geeska Afrika iyo saamayn laga cabsi qabo

A young boy carries water from a well in the remote of Kataboil near Lodwar, Kenya. Source: Getty Images
Geeska Afrika ayaa abaara daran ka jiraan, aduunkana loogu qaylo dhaamiyey, balse hay'adaha gargaarku waxey walaac ka muujiyeen heerka jawaabaha laga bixiyey ilaa iyo haatan oo aad u hooseeya.
Share