Abdibasid Ali oo fadhigiisu yahay Norway ahna dhaqtar bartay xanuunada dhimirka ayaa booqasho ku yimid magaaladan melbourne, isagoo qudbooyin ku saabsan xanuunada dhimirka gaar ahaan kuwa ku dhaca dhalinyarta u jeedinaya waalidiinta Soomaalida.
Abdibashid Ali iyo xanuunka dhimirka dhalinta
Share





